Welcome My pple I am Sadiiq Othman Ahmed

My photo
Mogadishu, Banaadir, Somalia
Health And Education

Friday, July 25, 2025

Nokia Can Re-Live❓️ N.7,610 geurs jui7

نهضتها في عالم الهواتف الذكية مع هاتفها 7610 5G، وهو جهاز يضم أحدث التقنيات المصممة للتفوق على الأجهزة المنافسة في مجالات رئيسية متعددة. يُظهر هذا الإصدار الأخير التزام نوكيا باستعادة ريادتها في السوق من خلال الابتكار والتميز الهندسي الذي يُلبي احتياجات المستخدمين الحقيقية مع تجاوز الحدود التكنولوجية. تكامل التقنيات المتقدمة يُرسي معايير جديدة يُقدم هاتف نوكيا 7610 5G تكاملاً تقنياً شاملاً يتفوق على العديد من الأجهزة المنافسة من خلال اختيار الميزات الاستراتيجية والتحسين الهندسي. يضم الجهاز مواصفات رائدة في فئات متعددة، بما في ذلك قوة المعالجة، وقدرات الكاميرا، وتقنية العرض، وخيارات الاتصال، مما يُقدم مزايا حقيقية تُضاهي الخيارات البديلة. يحظى أداء المعالجة باهتمام خاص من خلال اختيار مُتقدم للشرائح وتحسين النظام، مما يُوفر استجابة استثنائية للتطبيقات المُتطلبة. يتعامل الجهاز مع الألعاب المكثفة، ومهام الإنتاجية الاحترافية، وسير عمل إنشاء المحتوى باتساق ملحوظ، مما يُحافظ على سلاسة التشغيل حتى أثناء جلسات الاستخدام الطويلة. ... نوكيا m5G: تواص learn For New Products  Nokia7610

Thursday, August 22, 2024

Less than 24 Hours Cristiano Ronaldo 22M Subscribes Above Touch it

 

Cristiano Ronaldo sets new world record just hours after launching his YouTube channel as Al-Nassr star celebrates latest success with gold plaque ⚽🧦unstoppable Again Beats More Youtupers 
Subscribe Facebook Page

Wednesday, October 25, 2023

Dr Sadiiq Othman Ahmed Wardheere

 Dr Sadiiq Othman Ahmed Wardheere 

7/24 Health Stand up with Either Way Emergency And Medicare So Ina Wardheere He Should be given We'll Notify heard update diagnosis person Who stay  And Also He Was Move Achievement On Healthcare Community and environmental science Completed 

https://sadiiqlakiiadress.blogspot.com/2023/06/wardheere.html?fbclid=IwAR0dBCmjLxsFtNgOqCMi1fGtqM2Pg84IquO3vFyWvDM8h6Yq1lh701WU28Q&m=1 

Thursday, January 20, 2022

SadiiqLakii Facebook Page

 https://www.facebook.com/SadiiqOthmanahmedW/

HELLO EVERYONE PEACE AND LIFE 🇸🇴🆕️🎓☪️ Graduation Day 21/1/2022 Two Months later 


 

31/10/2021

Qalan Badalasha Jaamacada mahad Naq Allah SW Halkaan Ma Aanan Soo Gaareen Garab Iskaaga Qofksta Waxaan Si Qaas Ah Ugu Mahad Naqaa Adeer Mohamed Ahmed Wardheere Hooyo Nuuro Hasan Sabriye Wlalo Faadumo Mohamed Ali Zahro Maxamed Ali Cabaas Xusein Ahmed Wardheere Zahro Abdi Hagi
31/October/2021 Location Treatre National Of Somalia

Friday, May 10, 2019

Messi oo dhaleecayn kla kulmin Ronaldo dalimo kadib guul darii Liverpool champions leuga

Sadiiqlakii@gmail.comCoby right by Goalfm.com







“Markey Barcelona guul gaarto waxaa la leeyahay Messi ayaa ka dambeeya, laakiin markey Guul darreysato waxaa la eedeynayaa…..”.- Ronaldo oo weeraray Messi

(Europe) 10 Maajo 2019. Barcelona ayaa si fool xun uga hartay tartanka Champions League kaddib markii ay guul darro 4-0 ah kala kulantay Liverpool oo ay lugtii hore uga soo adkaatay 3-0.
Kabtanka Barcelona ayaa u tabar waayay inuu hal gool xitaa u dhaliyo kooxdiisa inkastuu labo gool dhaliyay lugtii hore ay ku soo adkaadeen Nou Camp.
Eeda ugu badan waxaa dusha lagaga tuuray tababaraha Barcelona Valverde iyo xiddiga qadka dhexe ee reer Brazil ee Coutinho.
Yeelkeede, Halyeyga reer Brazil Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa ka biyo diiday midaa isagoona carabka ku adkeeyay in Messi uu qeyb ka yahay eedeynta.
“Waa caddaalad darro in farta lagu fiiqo dambiilayaal gaar ah kaddib guul darada,” Ronaldo ayaa sidaa yiri.
“Barcelona waxay heysataa koox wayn, waxayna heysataa laacibka ugu fiican adduunka kaa oo ah Messi.
“Waxaan maqlay marka ay guul darreysato Barelona waxaa sabab u ah Valverde, Coutinho..iyo wixii la midka ah ee ma ahan Messi.
“Balse, markey guul gaarto waxaa sabab u ah Messi.
“Taasi waxay xushmad darro wayn ku tahay ciyaartoyda dhammaan iyo shaqaalaha tababarka.”.
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *